Xildhibaano shaaciyay in xilka ka qaadeen Gudoomiyihii Baarlamaanka Galmudug

Wararka ka imaanaya magaalada Dhuuso Mareeb ee xarunta maamulka Galmudug ayaa sheegaya in Xildhibaano katirsan Baarlamaanka maamulkaasi una badan garabka Kooxda Ahlu Sunna xilka ka qaadeen Gudoomiyihii Baarlamaanka maamulkaasi. Xildhibaanada ku shiray magaalada Dhuuso Mareeb ayaa tiradooda lagu shegay 147- waxa ayna Xildhibaanadan dood kadib cod u qaadeen Gudoomiyaha Baarlamaanka Maamulka Galmudug Cali Gacal Casir. … Continue reading Xildhibaano shaaciyay in xilka ka qaadeen Gudoomiyihii Baarlamaanka Galmudug